Dufan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Subag, saliid, xayr, iwm oo wax lagu iidaanto laguna subkado.

basaas-waa-marka-timaha-madaxu-dufan-waayaan*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dufan

aftiro | asiidh-dufaneed | baruur | basaas | basaas | calas | dallac | dallac | dhaashi | dhaqdhaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg