Dukaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/-ammo, m.dh)

Qol khaanado alaabta la saaro leh oo cuntada, dharka iwm lagu gado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dukaan

baatul | cammir | daas | dukaanle | gaar | karraani | kawaan | maktabad | shaab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg