Duluc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)1. Googgaradda haweenka xarigga kor uga jira oo lagu xiro marka la qaadanayo. 2. Googgaradda xaggeeda sare ee xarigga duluca ah la geliyo.
Duluc
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Nuxurka hadalka. 2. Ujeeddada hadalka. Tus. “Dulucda hadalkiisu waa in dagaalka la joojiyo”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duluc ↴
maangaro | ujeeddo | af | afmaldah | ajeendo | beerdulucsasho | beerdulucsi | beerdulucso | biyadhac | biyashuban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg