Dur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax caarad dhuuban cid ku mudid. 2. Cid dawo cirbad ku siin. 3. Marag, dood, iwm. iin u yeelid.

Dur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Shilin, kumi iwm dhinaca aan sawirka lahayn. 2. Ciyaarta delebka, qoriga lagu ciyaaro dhiniciisa durka leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dur

oddoros | haabo | qaab | taabuul | yabaq | daad | gaallisee | haajir | jaamojoog | jabbu |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg