Duud
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhir badan oo waaweyn oo xoonsan; toon; kayn. 2. Qof odayga uu ku abtirsanayo aan wax badan ka tirsan. 3. Reer; qabiil.
Duud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)1. Dhabar. 2. Meel dhulka ka sarreysa oo labada dhan dooxooyin ama togag ka xigan.
Duud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)Biyo yar oo weel biyood salkiisa ku jira. ld duuddo.
Duud
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Buuro xiriira, sanaag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duud ↴
laablaab | haarguduud | laablaaban | laablaaban | beyguduud | bireeris | canyayuub | canyayuub | carraguduud | ciddiyagaduudshe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg