Ficil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld ficilo. Dareen cid loogu hiillinayo. 2. (afcaal, m.dh/facaayil, m.l) Waxqabad.
Ficil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(afcaal, m.dh/faacaayil, m.l) (nax.) Fal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ficil ↴
caabbin | xamaasad | abyood | afacaayil | afcaal | aqoon farsamo | braagmatiismaha | burin | facaayil | fal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg