Fuul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)1. Wax kor u tafid. 2. Wax dushiisa ku boodid. 3. Haweeney kufsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuul ↴
raac | caad | daabbad | raar | rab | taf | bakhtifuul | baqtifuul | baritaar | baritaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg