Galaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Xarig awrka lagu keeneeyo. 2. Weel yar oo biyaha lagu darsado. 3. Weel dheg leh oo afar litir qaada. 4. Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.
Galaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Si gaar ah timo u tidcid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galaan ↴
daabac | laabato | naas | unug | yamays | yirid | aargalaan | adaadax | aftin | afwebi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg