Galley
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed ka mid ah dalagga la beerto oo leh caleemo balballaaran, dhaadheerna, wuxuuna dhalaa iniino badar oo la cuno lagana miiro saliid; arabbikhi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galley ↴
aale | haad-ka-adag | badar | bal | baqalye | biif | caaneeye | caarooti | cajiin | cajiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg