garangar
(m.dh) (-ro, m.l)1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.
garangar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garangar ↴
wadaage [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
1. Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta. 2. Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan. 3. Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).
dawaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Wax wareega sida garangarta. 2. Makiinad dharka lagu tolo. 3. Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
debingendi [m.l]
Kiish yar oo maro shabaq ah ka samaysan, afka garangar yar ku leh oo gendiga lagu qabto.
fitilig [m.dh]
1. (-go, m.l) Xarig yar, guntin leh oo ka laallaada dabinka oo inta godka la geliyo garangarta iyo dhidibku isuhayaan. 2. (sh.r) F. dheh: si dhegdheg ah u dhaqaaqidda ama isu rogidda.
garaangar [m.dh]
ld garangar.
garaangar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld garangar.
garaangari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld garangar.
garaangarid [m.dh]
ld garangari.
garaangarin [m.dh]
ld garangari.
garaangaris [m.l]
ld garangari.