Garo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Riy.

Garo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Wax fahmid. 2. Wax aqoonsash.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garo

qaab | qaabis | eedaq | maangaro | qaaligaroobid | qaaligarow | xagaggaro | yeelyeelo | yool | afgaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg