Giir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda. 3. Wejitub; biriir; u furuqdhoo.

Giir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeeli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga giir

ulaysi-dagiiran | beycad | beymmadow | cawggiir | cawggiir | cawggiirid | digiiran | giiran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg