Girgir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Wax wareegsan afkiisa sare. 2. Mindi dhankeeda aan wax goy.

Girgir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax xariiqi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga girgir

taaj-belel | cag-qoolaaban | dalooliye | dheriggirgire | dherigirgire | faraggirgir | girgire | girgirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg