God
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey. 2. Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkoo.
God
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Wax qalloocin. 2. Wax deri u yeeli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga god ↴
ibagujee | ibagujo | yaanbo | caag | daaco | gaaggax | gaaggixi | gaalleef | haaneedso | naasacelis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg