Guntin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)

1. eeg gunti. 2. In yar oo maro ama wax kale ah oo meel ku xiran. 3. Siriq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guntin

curuq | debec | debecsan | debecsan | filgin | fitilig | fur | furan | gar | garraar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg