Hal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.l)1. Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow. Tus. “Wuxuu dhalay hal wiil iyo hal gabar”. 2. Eray; hadal. 3. H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. Tus. “Annagu hal baynu nahay”. 4. Meel; xag. Tus. “Halkan dhig: meeshan dhig”.
Hal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Neef geel dhedig ah oo curtay.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Nin seexday siciisa dibi dhalay*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Halable*
Nooc libaaxa ka mida
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hal ↴
aafeysan | baa | ibagorayo | da' | ubbo-ubax | daabacaad | saab | haad | baabbaca-caleen | caabuq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg