Halaag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Baaba'; le'asho. 2. ld halaagid.
Halaag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Wax baaba'ka dhigid. ld halaaji, hallig².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaag ↴
halaagan | halaagan | halaagid | halaagmid | halaagnaan | halaagnaansho | halaaji | halaajin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg