Hawl
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.
Hawl
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
Hawl
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-awlay, -awshay)1. Qof shaqo u yeelid. 2. Cid dhibaateyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawl ↴
daa | kaadi | raacdo | caajis | caajisad | faa'iido | gaafo | haasaase | idman | kaalin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg