Inta

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

1. Erey tixda qaarkeeda hore ama danbe had la'aan iyo ulajeeddo qabyo ah u yeela una baahi geliya ereyo kaloo caddeeya. Tus. “Inta (aad) dugsiga tagtid, ardayga soo wad”, “Lacagtaan inta (uu) qaado, cunno ha soo gado”. 2. Halka, meeshaan, kobtaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inta

taab | da' | daabacaad | laab | saab | xaab | haad | faafreeb | haad | waabariisii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg