Islaweyni
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Qab weyni laysu qabo. 2. Marka la amminsanyahay in dalka ama qolada laga tirsanyahay ay ka wanaagsanyihiin, muhimmadna ka leeyihiin waxa kale oo dhan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga islaweyni ↴
batraan | dibbiri | isfidhikhi | isfoohaari | kibir | kibir | qabweyn | qashaaf | qooq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg