Isugeyn

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg isugee.

Isugeyn

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Astaanta +. Xisaabfalka la isugu keeno laba ama dhowr xaddi si ay u sammeeyaan xaddi kale oo lagu maga-caabo wadar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isugeyn

aritmatig | asalmadoorshe | dheefsasho | hormoggal | iskuddar | iskudhufasho | israaci | kalaggoyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg