Janjeeri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax dhan u qalloocin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga janjeeri

xagli | dhalleex | dhalleexi | jalleeci | janjeerid | janjeerin | liic | qallooc | qallooci |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg