jebin
(m.f.dh)eeg jebi. ld jabin, jabis, jebis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jebin ↴
daab [m.l] (-bab, m.l)
Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda
iwm loo adeegsado.
daab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
jabin [m.dh]
ld jebin.
jabis [m.dh]
ld jebin.
maamuusjebin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maamuusjebi. ld naamuusjebin.
naamuusjebin [m.dh]
ld maamuusjebin.
uurdhagax [m.l]
Qare adag oo aan la jebin karin.
affur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Soonka jebin. 2. Cunnada affurka cunid.
affuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dad ama qof soomman affuro siin. 2. Soon ka jebin. ld affursii.
afuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof soomanaa afur siin. 2. Qof soon ka jebin. ld afursii.