Jeeb
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Meel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan.
Jeeb
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wax si tartiib ah u goyn. 2. Ka j.: wax, wax kale iyadoo inta dheeriga ah laga jarayo la ekeysiin. 3. Ka j.: cid dembi ay gashay ka gudid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeeb ↴
ka | anatomi | bastoolad | birjeeb | jeeban | jeebid | jeebis-dherer | jeeb-isgudub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg