Jeerin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(bot.) Geedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniinahooda la cuno, xabag macaanna leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeerin ↴
dheerdheero | janjeerin | jiiqjiiqle | lacagaale | quulle | riyaggooleeye | weesaggad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg