Jiifi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid meel seexin. 2. Shay dhinac meel u dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiifi

waab | dambacaad | dhambacaadi | gargaar-degdeg | jiif | jiifid | jiifin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg