Kabo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. (f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho. 2. (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabo

aalad-kabniin | jaamuus | jaangoo | jaanqaad | jaanqaad | jaansaar | bambiiro | cagaag | cagaagan | cagacad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg