Kafee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)Wax deeqid, ama ka fillaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kafee ↴
bun | kafeyn | laqan | lignayt |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg