Kalluun

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

(c.nafl.) Nafley dhiig qabow leh oo jaadad badan, wuxuu leeyahay laf dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal, biyaha ayuu ku dhex nool yahay, hilibkiisana waa la cunaa; mallaay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalluun

naaqiib | qaan | saafan | saafi | afkatoob | afkullibaaxle | afyar | aseebe | baaqe | balaanktoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg