Koobi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Ka k.: cid war xiiso leh sheegaysa hadal ka gurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koobi ↴
xad-dhaaf | yakoobid | badan-midab-ileys | barakoobid | dhafan-midab-ileys | karreeb | koobid | koobin | koobir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg