Kooda
Qaabnaxa: mu.lh.l Isrogrogga:(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Kooda ayaa ka wanaagsan kiinna”.
Kooda
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kooda)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Macallinkooda ayay la tashadaeen”. ld kood².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kooda ↴
faras | ilgoon | joodari | kood | kuwooda | saldhig | soon | wan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg