Kul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.

Kuleyl*

Holan, humri iwm ee ka yimaada qorraxda, dabka iwm.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kul

aabiweyrax | aabyoo | ba' | qaabbil | saab | naabnaab | laabjeex | naadi | caag | eed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg