Lar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xusuus xun. 2. Laqanyo.
Lar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax, wax kale ku kordhin. 2. Wax, wax kale ku qurxin.
Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*
Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lar ↴
raaci | ibalaroor | iballaroor | dareen-xanuun | doollar | fallar | karriinlarroor | laran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg