Layli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Rati aan weli rar baran. 2. Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.
Layli
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)1. Awr rar barid. 2. Cid tababbar siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga layli ↴
tababbar | badalli | buubaal | deys | hayimi | jarabbar | jarabbaran | kulayli | kulaylin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg