Libin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.
Libin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Guul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga libin ↴
waaray | baasho | guul | maanyo | manyiikay | qubleey |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg