Makaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Hooy; guri. 2. Ilmagaleenka haweenka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makaan

gidaar-unug | injiin | injinyeer | kiilowaat | makaanig | matoor danabeed | maxal | muruq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg