Muruq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)Xanuun ka yimaada muruq gala ama ku roora meel aan meeshiisii ahayn (sida kan lafta garabka hoosteeda gala).
Muruq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)(c.nafl.) Sooh unugyadiisu ay leeyihiin awood isku roor iyagoo sameynaya xoog ama dhaqaaq. Muruqyadu waxay leeyihiin, habab ay tamarta kiimikaad ugu rogi karaan tamar makaanikaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muruq ↴
ooddin | addinmaal | afar-madaxle | asiidh-laagtika | awood | bayr | beritalsis | biciriir | biciriirso | bog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg