Maleeg

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Wax soohid. 2. Cid shirqool u dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maleeg

maleegan | maleegan | maleegid | maleegmid | maleegnaan | maleegnaansho | maliiq | maliiqan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg