Maqal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Awood dheguhu wax ku dareemaan. 2. ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito. 3. Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.

Maqal

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Ubadka ariga.

Maqal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qlay, -qashay; -qli)

Shanqar iwm dhegaha ku dareemid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqal

jabaq | buuq | dhakan | dheg | dhegabbeel | dhegabbeel | dhegafarasow | dhegafarasow | dhegooley | dhegtaag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg