Mayr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.
Mayr
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayr ↴
saabbuun | saabbuuncadar | jaafi | kaadidhiig | ohli | wacaari | xagmar | xal | adab | baraley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg