Mayrax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xo, m.l)

Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayrax

ohli | wacaari | xagmar | adab | baraley | bilcil | bishkil | bul | bul | bulush |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg