Mayro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr¹.
Mayro
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho. 2. (f.mg) Qubaysasho (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayro ↴
jaafi | dermo | farammayro | mayr | mayrasho | qasil | silsil | weeso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg