Milan

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

ld milmid.

Milan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(kiim.) Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).

Milan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

1. Milme wax hoore ku qasmay noqosho. 2. Dhar wax liinbaxay noqosho.

Milan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Milme wax hoore ku qasmay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milan

caadinnimo | naatariyam-haydaroogsaydh | naatariyam-koloraydh | saafid-kolorimitrieed | unugga Daaniyal | xaddiditaanka PH | ammooniya | asiidh-cabirid | askoorbik-asiidh | aysootoonik |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg