Miro
Qaabnaxa: m.l.u > Isrogrogga:1. Timaarta dhirtu dhasho. 2. Xabuubka beeraha ka baxa. 3. Tix ay heesi ka koobantahay. 4. Lohod iwm.
Miro
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. (f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid.
Kaamiro*
Aalad wax sawirta. Kamarad.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miro ↴
taab | gaad | yaanyo | idiyaalismo | laan | naajax | ontorro | qaarxabaal | raan | tacabkhasaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg