Miyirbeel
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.
Miyirbeel
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:(daaw.) Xaalad miyir la'aaneed.
Miyirbeel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miyirbeel ↴
gaggab | miyirbeelid | suuxdin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg