Mug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Weel ama wax kale oo gudo leh, inta qaadkiisu le'egyahay. 2. Inta shay gudo leh buuxin karta. 3. Kol; mar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mug

qaad | adke | afarqaad | barqiirqiir | bikil | buux | buuxdhaaf | buuxdhaaf | buuxdhaafi | buuxi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg