muqaal
(m.l)

(riw.) Qayb ka mid ah riwaayad ama filin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqaal

bidhaan [m.l] (-aamo, m.l)
1. Muqaal meel fog laga arko. 2. Tiro aad u yar oo ari ah oo gaar u daaqa. 3. ld bidhaamid.

cillanaad [m.l]
Wax jira oo aan muqaalkooda la arag, lana taaban karin. ld ciillanaad.

daahir [m.l]
1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muqaalka guud.

dhalanrog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.

muqaal-dambe [m.l]
(riw.) Sawirro lagu bilo goob masraxeedda.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg