Naag
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)1. Haweenay la guursaday; afo; oori; arad; maranti. 2. Haweenay karti iyo xishood leh. 3.Labada qof ee isqaba midka dheddig.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naag ↴
haadey | haasaawe | haasaawee | naagaysad | naagaysasho | naagayso | naagnimo | qaado | qaafo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg