Oodo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ootay, -oodatay)

Xero iwm ood ku wareegsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oodo

oodasho | taar | afsaar | ciddoodoobid | ciddoodow | goodo | goolboodo | hoodo | karin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg