Qaangaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.l)

Qof gaaray da'dii shan iyo tobnaad.

Qaangaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof 15 sano gaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaangaar

taabbaqaad | qaangaarid | abtiyow | abtiyow | baaluq | baaluq | baaluqad | dhoocil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg